Madaxweyne Shariif oo xaruntii caga dhiig xariga ka jaray DAAWO SAWIRO

By: , Post on:27 July, 2012,
Share this story
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xariga ka jaray xaruntii Daraawiishta ee Cagadhiig waxaana mudaasabada xariga looga jarayay goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Share This Post:

Categories
Tags
Add a Comment on "Madaxweyne Shariif oo xaruntii caga dhiig xariga ka jaray DAAWO SAWIRO"