Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement).
» Read More
Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaana lagu maamuusayey Xuska nabigeena Muxamed NNKH ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden iyada oo ixtifaalka dhalashada nabigeena ay ka soo qeybgaleen culumaa’udiin waa weyn oo isaga kala yimid qaarada yurub iyo gobalada dalkan swedan.» Read More