Geeri Naxdin leh: Dr, Xuseen Wadaad oo looga tacsiyeynayo geerida Aabihii Maxamed C/lle.
By: xusuus, Post on:11 August, 2012,

Allaha u naxariisto qabrigiisa neecoow iyo naruuro allaha ku siiyo Aabe Maxamed C/lle oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, waxaana geeridiisa la ogeysiinayaa dhamaan ehelada iyo asxaabta reer C/lle oo ku kala nool daafaha dunida.
Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Katrineholm ee isugu jirta ehel iyo walaalo, iyo guud ahaan bahweynta saxaafada wax aay tacsi u dirayaan Dr. Xuseen Maxamed C/lle Xuseen Wadaad oo xalay aabihii ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, allaha u naxariisto qabrigiisana h u waasiciyo Aamin Aamiin.
Add a Comment on "Geeri Naxdin leh: Dr, Xuseen Wadaad oo looga tacsiyeynayo geerida Aabihii Maxamed C/lle."