Xusuus
Sh. Cali Dheere oo ku faanay weerarkii shalay isla markaana ku goodiyey
Maleeshiyaadka kooxda shabaab ayaa ku faanay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir kaas oo ay ku geeriyodeen in ka badan 20 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad ka badan intaasi.
Kooxda shabaab oo looga bartay waxyeeleynta dadka shacabka ah ayaa si cad u sheegtay in ay ka dambeyeen weerarkii shalay ay ku geeriyoodeen dad badan oo shacab ah halka ay ku dhaawacmeen dad ka badan 40 ruux kuwaas oo lagu dabiibayo xaaladooda Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
Cali Dheere oo ka mid ah horjoogeyaasha kooxda shabaab ayaa barta Enternerka ku faafiyay hadal Cod ah kaas oo uu uga hadlayay weerarkii ay ku xasuuqeen dadka shacabka ah waxa uuna sheegay in weerarkaas uu ahaa mid ay iyagu ka dambeyeen.
Sidoo kale Cali Dheere ayaa dafiray in dadka goobta ku geeriyooday ay ahayeen dad shacab ah waxa uuna dhamaantood ku tilmaamay in ay yihiin kuwa u shaqeeya dowladda Soomaaliya.
Hadalka Cali Dheere ayaa ahaa mid uu ku muujinayay sida uu ugu qanacsan yahay waxyeelada shacabka Soomaaliyeed ee mudada ku jiray colaadaha.
balse ciidamada dowladda ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan in maleeshiyaadka ka tirsan shabaab oo gudaha u galay xarunta maxkamada in ay geystaan qasaaro ka badan intii ay geysteen.
Al-qaacidada Soomaaliya ee shabaab ayaa horay u geystay dhibaatooyin badan oo ay shacabka ku waxyeeleyaan kuwaas oo ay ka mid yihiin Shaamoow, Hargaha iyo Saamaha iyo kuwa kale oo badan halkaas oo ay dad badan oo shacab ah ku waxyeeleen.
Xidigaha Muqdisho Saciid Daa’uud Cali Masxaf iyo Surqo C/laahi Surqo yareey oo hees macaan oo muuqaal qurux badan leh soo bandhigay.
Fanaaniinta da’da yar ee sida weyn u maaweeliyo shacabka Muqdisho ayaa muuqaal qurux badan ku soo bandhigay heesta waa igu banaan tahay oo ah hees jaceyl ah, waxaana muuqaalka heestan oo loo sameeyey hab aad u qurux badan ay labada fanaan ku soo bandhigeen cayaar iyo cod aad  loola dhacay.
Saciid Daa’uud Cali Masxaf oo ah dhal fanaan ayaa ka mid ah xigaha Muqdisho waxa uuna iminka uu lafhdabar u yahay hobalada waaberi  hooyada fankeena Soomaaliya, waxaana sidoo kale fanaanada Surqo C/laahi ay ka mid tahay fanaaniinta  hobalada Waaberi, waana fanaanad aad looga jecel yahay magaalada Muqdisho iyo gobalada ku xeeran.
HALKAN KA DAAWO HEESTA OO MUUQAAL AH.
jarmalka iyo mustaqbalka ubadkeeda Soomaaliyeed DAAWO VIDEO
Nolosha M.Katrineholm iyo Soomaalida, DAAWO VIDEO
Tv-ga Qaranka Soomaaliya SNTV ayaa warbixin xiso leh ka diyariyey Magaalada Katrineholm oo ah magaalo aad u yar isla markaana ay ku badna yihiin Soomaalida ka soo jeeda gobalada koofureed, waribixintan ayaa qeexeysa, nolosha guud, shaqada, waxbarashada, iyo arimo kale oo fara badan.
Daawasho wacan
CSN OO DABAGAL KU HEYSA ARDAY DEYMO KA QAATAY OO AAN….
CSN ayaa bilowday bishii December in ay talefoon u dirto ardada lacagaha lagu leeyahay kuwaasoo laga dalbanayo in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku soo bixiyaan lacagta lagu leeyahay. Qaar badan oo ka tirsan ardada lacagta lagu leeyahay ayaa loo gudbiyay hay’ada aadka looga cabsado ee Kronofogden si ay lacagaha qasab uga soo qaado.
Sanadkii la soo dhaafay ayaa 18,000 oo arday waxaa lagu amray in ay bixiyaan lacago ay qaateen maadaama aysan iskuulka u xaadirin sidii laga doonayay. Ku dhawaad 4000 oo ka mid ah ardadaas ayaa loo gudbiyay Kronofogden maadama ay bixin waayeen lacagihii laga dalbaday.
Nyamko Sabuni oo is casishay
Wasiiradaan oo ahayd wasiirka keliya ee soo galootiga ah kana soo jeeda wadanka Burundi ayaa sanadkii 2006 waxay noqotay wasiirka isdhexgalka, iyadoo sanadkii 2010 loo magacaabay wasiirada sinaanshaha iyo waxbarashada.
“Waxaan go’aansaday in aanan ka qeyb qaadan doorashada 2014, sidaa darteed ayaan hada isku casilay si aan waqti u siiyo qofka i bedalaya. Waxaan aad uga mahad naqayaa taageerada aan ka helay madaxda xisbigayga” ayay tiri Nyamko Sabuni.
Sabuni ayaa ka tirsan xisbiga Folkpartiet (FP). Waxay wadanka Sweden soo gashay iyada oo 12 sano jir ah, iyadoo ku biirtay baarlamaanka Sweden sanadkii 2002. Sabuni ayaa ku dhalatay magaalada Bujumbura ee caasimada Burundi sanadkii 1969. Hooyadeed waa Muslim halka aabaheed uu yahay Kiristaan.
EU oo sheegtay ciidamada Soomaaliya in lagu tabarayo gudaha wadanka Soomaaliya
Koox tababarayaal ciidan ah oo ka socda Midowga Yurub ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay bilaabi doonaan dhawaan tababarro lagu siinayo gudaha dalkooda ciidamada Soomaaliya.
Tababaryaashani ciidan ayaa loo ogaaladay in todobaadyada soo socda hawshooda ka bilaaban Magalad Muqdisho,waxaana ay bixin doonaan tababaro ay siinayaan Boqolaal ciidamada dawlada soomaaliya oo haatan la qoray.
Wadamada yurub ee Ciidamadooda ay joogaan xeebaha soomaaliya ayaa xili hore dalbaday in ay gudaha soomaaliya galan sifo ay tababaro u siiyaan ciidamda dawlada oo ay sheegen in ay ka caawinayaan sidii ay u noqon lahaayen kuwo difaaca qaranimadooda.
Xaas Gobeed waa hees cusub oo ay soo saartay fanaanada Caasho kiin Cilmi Xaashi
Prof Dalxa oo heestii Shankaroon muuqaal qurux badan saaray
Jaceylka Maxaan baxnaanshay maxaan ka ilaalshey beylah Heestii Aroos iyo fanaada leyla C/laahi Cumar