Archive for Wararka maanta

 12 March, 2012

Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka ee Amniga oo manta magaalada Muqdisho ka furmay(daawo Sawiradda)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo ay wada shir-guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Ergeyga

 12 March, 2012

Afhayeenka Shabaab”Cadawga Kirishtaanka ah dhimashadooda marka la uruuriyo waxay ku dhow dahay ilaa 80-tan..

Afhayeenka  ciidanka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud  Raage  ayaa faafaahin dheeraad ah ka bixiyey dagaalo maalijn ka hor  ka dhacay degaanka Yurkud kaasi oo

 12 March, 2012

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo dalka Hindiya kula kulmay Arday Soomaaliyeed(Daawo Sawiradda)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta Sarre ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Prof Axmed Ceydiid Ibraahim oo ku sugan dalka  magaalada New Dalhi  ee dalka Hindiya

 12 March, 2012

Tarsan” Qof $100 dibada looga biilo, Ijaarna laga rabo, waala dareemi karaa dhibka heysta”

Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka hadlay  hoos u dhaca qiimaha lagu sarafayey lacagta Doolarka ah  oo maalmahii ugu dambeeyey mar

 12 March, 2012

Qaraxyo xalay ka dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid.

Qaraxyo  ayaa xili kala duwan xalay lagu weeraray ciidamo ka tirsan Dowladda KMG oo ku sugnaa xaafado ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan ee

 11 March, 2012

Madaxweyne Shariif oo maamul u magacaabay Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Dowladda  KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta maamul u magacaaba  gobolla Hiiraan iyadoona lagu shaaciyey maamulkaasi xaflad lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xaflad

 11 March, 2012

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi Weli Gaas oo si weyn Muqdisho loogu soo dhoweeyey+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Caliayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safaro shaqo oo uu ku soo kalabixiyey dalal fara

 11 March, 2012

Jaaliyadda Soomaliyeed oo Biljamka oo sheegtay in magacooda lagu been abuurtay WAR CULUS

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka biljamka ayaa la yaab iyo been aan sal iyo raad laheyn ku tilmaamay warar dayaacado raqiis ah oo

 11 March, 2012

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxa Nairobi ka dhacay(DAAWO SAWIRRADA)

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo xalay  lagu weeraray meel boosteejo ah o0 ku taala magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Dhan

 11 March, 2012

Faroole “Wax kasta oo Somaliland lala galayo ama wada hadal, hadaan Puntland ku jirin waa waxba kama jiraan”

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka hadlay wada hadalo Dowladda KMG ay ka rajeeyneeyso in ay la gasho maamulka Soomaaliland . Faroole