3 June, 2012
Ninka hogaamiyo ciidamada Raaskambooni ee ka bar bardagaalanto ciidamada dowlada KMG iyo kuwa Kenya, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay dhaq dhaqaaqyada
31 May, 2012
Shirweynaha Istanbul ee loogaga hadlayo xaalada Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta halkaasi ka furmo kadib marki ay dalka Turkiga wada gaareen madaxda caalamka
31 May, 2012
Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa Kenya oo isku saf ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa saakay ka soconaya meel wax yar u
31 May, 2012
Xisbiga Nabada iyo Horumarka oo ka mid ah Axsaabta Siyaasada Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray shirka Istanbul II ee ay ka qeyb
31 May, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa xalay ka qeybgalay shirka Madax dhaqameeyada iyo Bulshada
29 May, 2012
Hambalyo Aroos Waxaan tahaniyad halka ugu direenaa arooska iyo aroosada XASAN CABDI ROOBLE IYO RaaQIYO CABAS SHEEKH XUSEEN CADE WAXAA HAMBALYADA DIRAYAA DADKA KAL AH HOYO
29 May, 2012
Ciidamada nabadsugida dowlada KMG Soomaaliya ayaa soo bandhigay meydka wiil dhalinyara ah oo ay sheegeen in lagu toogtay Suuqa Bakaaraha xilli uu diiday inuu
29 May, 2012
Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay degmada Afgooye afar maalin kadib marki ay ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM halkaasi ka qabsadeen
29 May, 2012
Waxaa maalinti sadexaad galay shirka Odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ah uga socdo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Shirkan oo hordhac u ah
29 May, 2012
Taliska ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa ku dhawaaqay in lasoo gaba gabeeyey qeybta koowaad ee howlgalkooda. Taliye ku xigeenka AMISOM