Archive for Wararka

 22 April, 2012

Xasan Daahir oo Shabaab ka dalbaday in ay cadeeyaan hub ay heleen

Hogaamiyihii hore Ururka Xisbul Islaam Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka  mid ah saraakiisha Shabaab oo beryahan aadka uga biya diidanaa ficilada ay ku

 22 April, 2012

Meleeshiyaad ka tirsan Beesha Habargedir oo Mudug ku dagaalamay

Labo Maleeshiyo Beeleedo oo ka kala tirsan Beelaha walaalaha ah ee Saleeybaan  iyo Ceyr ayaaa ku dagaalamay meel duleedka ka ah degmada Xarar Dheere

 22 April, 2012

Sarkaal Shabaab ah iy kooxdiisa oo Dowladda isku dhiibay

Mid ka mid ah saraakiisha ciidamada Al Shabaab ee gobolka Gedo iyo koox ilaaladiis ah ayaa isu dhiibay ciidamada Dowladda KMG ee gobolka Gedo.

 22 April, 2012

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalkii xalay

Shan ruux oo u badnaa dad barakac ah ayaa ku geeriyootay in ka badan 10 kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib dagaalo xalay ka

 22 April, 2012

Dagaalo xoog leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Dagaalo xoog leh oo u dhaxeyyey ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo dhinac ah iyo kuwa Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay

 21 April, 2012

Dowladda Falastiin oo si rasmi ah safaarad uga furatay Soomaaliya

Dowlada Falastiin ayaa mudo 21 sana ah kadib maanta usoo magacaabatay Soomaaliya safiir cusub kaasi oo maanta xarunta madaxtooyada kula kulmay madaxweyne Shariif. Madaxweynaha

 21 April, 2012

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday xabsiga dhexe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday Saldhigga dhexe ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay

 21 April, 2012

Mahiiga iyo Madaxweynaha maamulka Soomaliland oo Hargeeysa ku kulmay

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xasiikiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga. Kulanka oo

 21 April, 2012

Dagaalo ka dhacay Degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo

Sadex ruux ayaa ku dhaawacantay dagaalo goos goos ah oo saakay ka socda degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Dagaalada oo bilowday shalay gelinki danbe

 21 April, 2012

Dowladda oo ka hadashay weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe

Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliya ayaa beeniyay in maxaabiis ay ka baxsadeen Xabsiga Dhexe ee Xamar, kadib rabshado shalay ay ku lug lahaayeen Maxaabiista ku