Archive for Wararka

 15 April, 2013

Sh. Cali Dheere oo ku faanay weerarkii shalay isla markaana ku goodiyey

Maleeshiyaadka kooxda shabaab ayaa ku faanay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir kaas oo ay ku geeriyodeen in ka badan 20 ruux

 12 April, 2013

Xidigaha Muqdisho Saciid Daa’uud Cali Masxaf iyo Surqo C/laahi Surqo yareey oo hees macaan oo muuqaal qurux badan leh soo bandhigay.

Fanaaniinta da’da yar ee sida weyn u maaweeliyo shacabka Muqdisho ayaa muuqaal qurux badan ku soo bandhigay heesta waa igu banaan tahay oo ah

 23 January, 2013

Nolosha M.Katrineholm iyo Soomaalida, DAAWO VIDEO

Tv-ga Qaranka Soomaaliya SNTV ayaa warbixin xiso leh ka diyariyey Magaalada Katrineholm oo ah magaalo aad u yar isla markaana ay ku badna yihiin

 23 January, 2013

CSN OO DABAGAL KU HEYSA ARDAY DEYMO KA QAATAY OO AAN….

Hay’ada dowliga ah (CSN) ee bixisa lacaga deynta iyo deeqda isugu jira ee la siiyo ardada ayaa raadraac ku heysa arday badan oo lacag

 23 January, 2013

EU oo sheegtay ciidamada Soomaaliya in lagu tabarayo gudaha wadanka Soomaaliya

Koox tababarayaal ciidan ah oo ka socda Midowga Yurub ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay bilaabi doonaan dhawaan tababarro lagu siinayo gudaha dalkooda ciidamada