27 July, 2012
Mid ka mid ah ciyaartoyda ciyaaraha fudud ee ka qeybgalaya tartanka olombikada ee lagu wado inberito si rasmi ah uu ugaga furmo dalka Ingiriiska
27 July, 2012
CARDIFF, Wales (CIYAARO) — Gabadha weerarka kaga ciyaarta xulka haweenka kubadda cagta Brazil Cristiane ayaa noqotay gabadha goolasha ugu badan ka dhalisay taariikhda ciyaarah
27 July, 2012
MANCHESTER (CIYAARO) – Dalka martida loo yahay ee Britain ayaa waji gabax uusan fileyn wuxuu kala kumay ciyaartiisii furitaanka ee ciyaaraha Olympic Games markii
21 April, 2012
Kooxda LA Sparks oo ka dhisan dalka Mareykanka ayaa heshiis taariikhi ah la saxiixatay Farxiya Abdi oo ah gabar Soomaaliyeed laakiin haysta dhalashada dalka
7 April, 2012
Gooldhaliyihii weynaa ee qaranka Holland Ruud Van Nistelrooy ayaa lagu qanciyey inuusan ka mid noqon doonin xidigaha dalkiisa u matalaya cayaaraha qaramada yurub ee
7 April, 2012
Kooxda Newcastle ayaa soo ciriirisay kooxaha magaakada London ee ku dagaalamayey kaalimaha 3aad iyo 4aad markii ay 2-0 kusoo garaaceen kooxda Swansea.
7 April, 2012
Macalinka Tottenham Harry Redknapp ayaa sheegay inuusan ogeyn in Emmanuel Adebayor oo haatan qaab deyn ah ugu ciyaara kooxda uu la joogi doono iyo
7 April, 2012
juventus ayaa qandaraaskii ay kula joogeen Leonardo Bonucci iyo Alessandro Matri kordhisay, waxeyna u suuragalineysaa in ay kooxda la joogaan ilaa iyo inta laga
17 March, 2012
Weeraryahanka kooxda Chelsea Didier Drogba ayaa loo magacabay xidigii ugu goolka uqurxoon asbuucii lasoo dhaafay Premier League England
17 March, 2012
Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka Koobka Kooxaha Horyaalada Yurub wareegiisa sideeda, iyadoo kulanka ugu xiisaha badana uu noqday kan dhex mari doona AC Milan