Archive for opinion

 29 July, 2012

Sarbeeb Samatalis Ah! By: Dr. Hussein Wadad

La soo mar waqtiyo adag iyo jiilaal dheeraaday!… La soo mar murugo iyo uurkutaallo kala duwan..Lagama sheekeyn karo dhacdooyinkii foosha xumaa ee la soo

 8 April, 2012

War deg deg: Xildhibaan Moowliid Macaane oo u geeriyooday qaraxii Tiyaatarka

Alla ha u naxariistee waxaa saakay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ku geeriyooday xildhibaan Moowliid Macaani Maxamuud kaasi u dhintay dhaawac kasoo gaaray

 1 April, 2012

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay magaalada  Nairobi ee

 25 March, 2012

Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Gaalkacyo loo duuliyey

Diyaaradii saaka ka soo dejisay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Alaah ha u naxariistee Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa goordhow ka duushay garoonka

 23 March, 2012

Ogeysiis: kalfadhigii labaad ee ururka haweenka K/koleyga Soomaaliyeed oo London ka dhacayo

Dhamaan gabdhaha ku bahoobay ururka haweenka ee kubada koleyga somali women basketball assocetion” SWBA” waxaa lagu wargalinayaa in la qaban doono kalfadhigii labaad ee

 5 March, 2012

Munaasabada Maalinta Masraxa Aduunka iyo Tartan faneed Heesaha Hirgalay oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Masraxa Aduunka oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 200-xubood oo isugu jiray Fanaaniin ka socday Hobolada kala